Deg Deg Daawo:Cali khalif Iyo Samatar Oo Halis ugu Jira In La xidho.

Xildhibaan Nacnac oo kamid ah Barlamaanka maamulka SNM ayaa Muuse Biixi Ugu Baaqay In La xidho ama Deegaanka SNM laga Saaro Cali khaliif Galaydh iyo axmed Ismaacil Samatar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Nacnac oo ka hadlaaya Arrintaasi ayaa yidhi”“Laba Nin oo Somaliland Xumaanteeda faafinaya oo midna yidhi Bari ayaan ka imi midna yidhi Galbeed ayaan ka imi ayaa gobolada ku qabanaya Doodo ay ku sheegayan in aan somaliland loo dhamen ragaas waxaan leeyahay madaxweynaha wax ka qabo oo hadaadan xidhayn dalka ka saar anagu dawlad ayaanu nahay in yar ayaa nooga hadhay xuduudka in aanu soo xidhno”