DAAWO:-Gudoomiyaha Buuhoodle Oo Ka Digay Socdaal Caare Buuhoodle Ku Yimaado,

Gudoomiyaha Buuhoodle Maamulka Khaatumo mudane Cabdifarax Cali cawil ayaa ka digay qorshayaal la maleegaayo oo la donaayo in Shirar iyo Socdaalo ay ku yeeshan Buuhoodle Kooxo Isku magacaabay Beelaha Garxajis iyo Harti waqooyi,

 35 total views,  1 views today