Iyadoo Deegaanka SSC ay ka taagan Tahay abaar xoogan islamarkana dadku jiran Gudaha Bisha Ramadan ayaa xalay waxaa roob saday Deegaano badan Oo ka tirsan Gobolada Sool iyo Cayn.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Ilaa hada Deegaanad Roob saday waxaa kamdi ah.
Dan Dan waa Buuxsamay.
2 sarmaan kalabadh
3 banyaal kalabadh.
4 xamar lagu xidh kala badh.
5 caroweyn kalabadh.
6 dhilaalo biyo dhig wacan.
7 Geeddheer kalabadh.
8 saaxdheer biyo dhig.
9 Balicad waa buuxsamay.
