dahabshiil

Deg Deg:-War Culus Oo Ka Soo kordhay Sanaag

Ceerigaabo{Khaatumonews}Wararka aan ka heleyno magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sool ayaa sheegaya in maamulka magaaladaasi ay diideen amarkii kasoo baxay Muuse Biixi Cabdi.

Biixi ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay deegaanada gobolada Sool iyo Sanaag, waxaana Biixi uu amray in la dhaqan geliyo xaaladaasi deg degaasi.

Guddoomiyaha degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa sheegay in Gobollada Sool iyo Sanaag marka ay dhibaatooyin ka dhacaan aad loo buun buuniyo, halka Gobollada Galbeedka aysan sidaas ahayn.

Arrinta ismaadhaafka keentay ayaa ka dhalatay markii labo Sarkaal lagu dilay Gobolkaasi, kuwaas oo laftooda loo heystay in ay Xabsi ku dhex dileen Ganacsade deegaanka ah oo ka doontay deyn uu kulahaa.

Baarlamaanka Somaliland ayaa sidoo kale diiday xaaladda deg degga ah iyada oo kulan Arbacadii ay qaateen uu buuq ku dhamaaday loona qabtay sabtigii la soo dhaafay hayeeshee ka horba la fasaxa.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12618

Posted by on May 8 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841