Deg Deg Daawo:Banaanbax Buuhoodle Ka Qarxay

Shacabka Buuhoode Ayaa dhigay Mudaharaad ay uga soo hor jeedaan Qorshaha Dhagaraysan ee Ay Soo abaabulen Kooxaha la baxay Garxajis iyo Harti ee cali khaliif galaydh Hogaaminaayo.