600 Sir Culus Oo Xafiiska Khayre Ka Soo Baxday, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Sir Culus Oo Xafiiska Khayre Ka Soo Baxday,

Xukuumadda Soomaaliya ayaa hal arrin u sababeysay inan lagu deg degin shirkadda DP World dalka in laga mamnuuco, iyadoo shirkadda ay maamusho dekeddo ku yaalla Berbera iyo Boosaaso.

Masuul ka tirsan Xafiiska raysal wasaaraha soomaaliya ayaa soo bandhigay sirta Qorshaha Madaxweyne Ee Shirkadaasi iyadoo shacabka looga dhigaayo in dawladu Diidan tahay Balse ay waxba ka qaban weyday.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay sababta uusan madaxweyne Farmaajo ugu raacin Baarlamaanka go’aanka ay dalka uga mamnuuceen shirkadda fadhigeeddu yahay Dubai ee DP World, wuxuu sheegay in xukuumadda iyo madaxtooyadda aysan wax lug ah ku lahayn go’aankaasi oo uu ku tilmaamay mid ay curiyeen xildhibaannada golaha shacabka.

”Madaxweynuhu wuxuu u saxiixi la’yahay in aysan sii fogaan walaalaheen Soomaaliland iyo in wada-hadalka aysan saameyn arrintaasi”. ayuu u sheegay telefishinka maxalliga ah ee Goobjoog, isagoo inta raaciyey

”Sharcigaasi waa mid uu curiyey golaha shacabka, ma jirto wax lug oo ay ku leedahay xukuumadda ama madaxweynaha uu wax kala socdo, xitaa saldhigga wax xog ah oo aan ka hayno ma jirto”.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bishii March ee sannadkii hore 2018kii waxa uu dalka ka mamnuucay shirkadda DP World ,iyadoo xildhibaannada ay go’aanka soo saareen markii Soomaaliland, DP World iyo Itoobiya ay kala saxiixdeen heshiis saddex geesood ah oo lagu ballaarinayo marsadda Berbera iyo saldhig halkaasi laga hirgelinayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...