Daawo::Muuse Bixii Iyo Wefti Ka Socda Masar Maxaa kala qabsaday

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Masar Abubakar Xanfi, iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay maagalada Hargeysa.