Daawo:Maamulka Somaliland Oo Dalbatay Amisom,

Maamulka somaliland ayaa qarka u saaran in laga soo dajiyo ciidamo amisom ah xili ay xaalada maamulkaasi ka siidarayso dhanka amniga iyo dhanka khilaafadka u dhexeeya siyaasiyiiintan beelaha iyo dhawaan dadkii maamulkaasi dhistay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal cali waraabe kamid ah SIyaasiyiinta Maamulkaasi Waxaa usheegay in Ay Ku Tashaden isaga iyo cabdiraxmaan Cirro in Laga soo dajiyo amisom Somaliland.