Deg Deg Daawo:Siyaasi Hargaysa Fariin Adag Uga Diray Cali khaliif iyo Saaxiibkii Samatar”Adeb Yeesha”

Siyaasi Cabdilaahi jawaan oo kamid ah Siyaasiyiinta Beesha Isaaq ayaa Si adag uga hadlay Socdaalka Tabliiqiga ah ee Cali khaliif galaydh iyo Axmed Ismaacil Samatar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jawaan ayaa sheegay in Cali khaliif.Axmed Ismaacil Samatar iyo Ismaacil Hurre Buuba sadexduba ay Mucaarid ku ahaayen Jiritaanka somaliland hadana markii Dani Keentay Ay Bilaaben olole Qabyaaladeed iyo somaliland Looma dhaha,