dahabshiil

Deg Deg Daawo:Saraakiil Isa Soo Dhiibtay,

Muqdisho{ Khaatumonews }Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay qaar ka mid ah Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay sheegtay inay isku soo dhiibeen Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Qoraal lagu daabacay Barta twitter-ka Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in 9 ka tirsanaa saraakiisha Al-Shabaab ay isku-soo dhiibeen Ciidamada Dowladda ee ku sugan gobolka gedo, iyada oo laba ka mid ah Sawiradooda la soo banmdhigay.

Labada Sarkaal ayaa NISA waxa ay sheegtay in Al-Shabaab ay u qaabilsanaayeen maktabka Dacawada  Xizbada iyo Maktabka (Fursaanul Xizba).

NISA ayaa horay u sheegtay in howlgallo ay ka sameysay Gobolkan Banaadir iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka inay kusoo qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab wallow ilaa iyo hadda aan saxaafadda loo soo bandhigin.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12569

Posted by on May 7 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841