
Berbera: Shil culus ayaa Goordhaweyd ka dhacay duleedka Berbera gaar ahaan inta u dhaxaysa lafaruug iyo xamaas , dhimasho iyo dhaawac badan ayaa jira .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shilka ayaa ka dhashay kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo kala ah waaraad “Candho meydle” iyo Bas rakaab sida oo shirkadda Dalmar leedahay .
Inta Ku dhimatay Shilkan ayaa Gaadhaysa Todoba Ruux Oo Afar Dumar Yihiin Halka sadexna Rag yihiiin.
Sidoo kale dhaawaca ayaa ah Afar Ruux
Shalayto ayey aheyd markii Shil culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay duleedka Hargeysa, labo gaari ayaa sidan oo kale isugu dhacay.

37 total views, 1 views today