600 Deg Deg Daawo:War Naxdin leh Oo Ka Soo Kordhay Shirkii Garoowe | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:War Naxdin leh Oo Ka Soo Kordhay Shirkii Garoowe

Garoowe{ Khaatumonews }Magaalada Garowe ee Puntland waxaa ka socda shirka madaxda Dowladda Soomaaliya iyo maamul Gobaleedyada, waxaana wararku ay sheegayaan in aan ilaa hadda la isku mari la’yahay hal qodob oo ah qodobka kaliya ee Shirkaan horudhaca ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sida xogta aanu ku helayno  qodobka khilaafka dowladda iyo maamulka Galmudug, gaar ahaan madaxweyne Xaaf kadib markii madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ay soo jeediyeen inta aan la guda gelin shirka in marka hore laga hadlo khilaafka Dowladda iyo Galmudug kadibna la galo tabashooyinka kale oo ay ka siman yihiin dhamaan maamul Gobaleedyda.

Maanta ayaa mar la isku dayay in qodobka Xaaf gadaal loo dhigo, lagana hadlo arrimaha wada quseeya dhinacyada, hase yeeshee waxaa taas diiday Xaaf. Waxaa kadib dib loo guda galay arrinta Xaaf.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ogolaaday inay la heshiiyeen Xaaf, hase yeeshee waxaa kadib la isku mari waayay aragti ay soo jeediyeeen saddexda Madaxweyne Gobaleed taas oo aheyd in dowladda Soomaaliya u hogaansanto qodobadii heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-Sunna ee shirkii Jabuuti ka dhacay.

Kheyre iyo Farmaajo ayaa diiday in ay qorsahhaas taageeraan, sababtoo ah Xaaf markaas waxay u ogolaaneysaa inuu Madaxweyne sii ahaado Afar sano oo heshiiskaas ka bilaabaneysa ama 3 sano oo hadda dhiman.

Farmaajo iyo Kheyre ayaa ogolaaday inay la heshiiyaan Xaaf, islamarkaana dowladda ay dagaalka ka dayso, balse waxay ku adkeysteen in waqtigiisa kasoo billowdo xilligii uu beddelay Cabdikariin Guuleed, sidaas darteedna ay qasab tahay in sanadkan doorasho dhacdo.

Qodobkan oo ah qodob ay ku adkaysanayaan madax goboleedyada in xal laga gaaro marka hore, ayaa caqabad ku noqday in ajandayaasha kale ee Shirka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...