600 Deg Deg Daawo:Sarakiisha Buuhoodle Ka Digay Shir Halis ku Ah Buuhoodle, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Sarakiisha Buuhoodle Ka Digay Shir Halis ku Ah Buuhoodle,

Saraakiisha ciidanka Gobolka Cayn oo Shir Jaraa id ku qabtay magaalada Buuhoodle Caasimada Gobolka Cayn ayaa ka digay Shir Dhawaan koox Laga soo ababulay Hargaysa ay kaga dhawaaqen Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkaasi oo loogu Magac daray beelaha Garxajis arab iyo harti ayaa saraakiisha buuhoodle Ka digen In Lagu qabto buuhoodle ama lala yimaado Buuhoodle.

Sidoo kale Masuuliyiinta Gobolka ayaa shaaciyay In Gobolka looga dhawaaqay Guddi 18 may u Diyaarsan maalinta Nadaafada Gobolada SSC.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...