Deg Deg Daawo:Reer Gabiley Oo Si yaab leh Uga Hadlay Dilkii Sarakiisha Reer Borama,

Deegaanka maamulka SNM waxaa ruxay oo aad u gilgiley saraakiil ka soo jeeda Beesha Samaroon oo si shir qool ah Maleeshiyaad Habar Jeclo ahi si Badheedh ah ugu Dilen Xuduudka Gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka gabilay ayaa si yaab leh uga hadlay shirqoolka lagu dilay saraakiishaasi iyo Raadka ay ku reebayso Maamulka Muuse,