
Garaad Cabdirashiid Cismaan Waraabe dheere Oo kamid ah Isimada SSC gaar ahaan Gobolka Cayn Degmada widhwidh,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Garaadka ayaa ugu horen Hambalyo U Diray Umada soomaaliyeed Munaasibada Bisha Ramadaan Aawadeed.
Sidoo kale Garaadka ayaa Baaq u Diray Madaxda Soomaaliyeed Ee Ku shiraya Garoowe Waxaana ugu baaqay In laga shaqeeyo wada Jirka Soomaalida.
Ugu Danbayn Dawlada ayuu Ugu aaqay garaadku inay Ku mashquusho arrimaha Gudaha iskana dayso Ku mashquulka Arrimaha Dibada.

35 total views, 1 views today