Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo ayaa maanta Booqasho Ku Yimid Magaalada Hargeysa

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo oo imikana ah Guddoomiyaha hay’adda Brenthurst Foundation oo ka shaqaysa horumarinta dhaqaalaha Afrika iyo hirgelinta nidaamyada caalamiga oo xarunteedu tahay dalka South Africa oo waddanka ku yimid marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay Muuse Biixi.

Sida Xogtu nagu Soo gaadhay Maamulka Muuse Waxaa uu Ku Bixiyay Dhaqaalo badan In Madaxweynihii Hore Neyjeeriya Yimaado Hargaysa.

Hadaba maxaa uu samayn leeyahay madaxweynihii Hore Dalkaasi.

Su aasha Jawaab Teeda ayaa ah In uu yahay Shaqsi caadi ah Sida kana Muuqata Sida Muuse Hargaysa ugu Soodhaweyay Majirto Astaanta Dalkaasi Neyjeeriya oo lagu soodhaweyay Ex madaxweyne
Mr Olusegun Obasanjo

Waxaa Cad in Shaqsigan Mar soo Ahaan Jiray Madaxweyne Aanu lahayn Wax Samayn ah Marka la eego Xeerarka caalamiga ah ee shqsi Mar xil soo qabtay balse hada aan Hayn Balse Qorsha kaliya maamulkaasi Hargaysa uu yahay In Buuqa Ku Furan Lagu qariyo Socdaaadka cayn kan ah shacabka Ka Rajada dhigay Dalbaynu Nahay gaar ahna Rajada Loogu noleeyo.