Muqaalkii Soodhaweynta Madaxweynaha soomaaliya Garowe waxaa ka soo Muquday Raysal wasaaraha Soomaaliya Khayre oo safka kula jira Madaxweynah balse Nasiib daro mid kamid ah Gudiga Baratakoolka ayaa Dib uga saaray raysal wasasaraha Kuna yidhi Waliba Dib ka mar askariga daba socda Madaxweynaha.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!