Deg Deg:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Kooxdii Laysay Saraakiishi Reer Borama.

Degmada Caynaba ee Gobolka Sool ayaa wararka haatan naga soo gaadhaya waxaa ay sheegayan inay soo gaadhen xubno kamid ah Kooxdii Qaarajisay saraakiishi Reer Borama.

Labo kamid ah Kooxdii Dilka Ka Geesatay Duleedka Yagoori ee Dishay sarakiishi gar adan ee Maamulka muuse ayaa Soo galay gacanta Maamulka Muuse,

Sida wararku Sheegayan Kooxdan ayaa iskood isugu dhiibay maamulka Somaliland.

Wixii ka soo Kordha wararkeena Danbe Khaatumonews.com