600 Deg Deg:Qarax Ka Dhacay Boosaaso. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Qarax Ka Dhacay Boosaaso.

Wararka khaatumonews ka helayso BOSASO ayaa sheegaya in goordhawayd laga maqlay qeybo badan oo magaalada jugta qarax miino ah.

Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga Puntland ayaa u sheegay khaatumonews inay ahayd miino la galiyay gadaasha guri Bosaso uu ka degan yahay Taliyaha ururka Dhiirrane Korneyl Qadaafi oo ka mid ciidamada saldhigyadda ku leh buuraha GALGALA.

Ma jirto cid wax ku noqotey qaraxan goor dambe oo caawa la galiyay gadaasha dambe ee guriga Taliye Qadaafi,marka laga reebo burbur soo gaarey qeybo ka mid ah dhismaha gurigaas.

Taliye Qadaafi iyo cid ka tirsan qoyskiisa midna wax kuma noqon qaraxaan oo kooxaha dhagar qabayaashu galiyeen daaqad dambe oo gurigiisa ah “ayuu yiri mid ka mid ah taliyaasha booliska Bosaso.

Sarkaalkan ayaa ka mid ah,taliyaasha ururadda ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira kooxaha Alshabab iyo Daacish,wuxuuna ka mid ahaa dadkii horey uga soo galay kooxda Alshabab balse intii muddo ahayd,la shaqeynayay Dowladda 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...