Caysha aadan Ilyas oo ahayd gabadh aan qaangaadhin oo lagu fara-xumeeyay laguna dilay magaalada gaal-kacyo ayay qoyskeedii u soo guureen magaalada wardheer ee gobolka doolo iyagoona la hadlay warbaahinta Deegaanka .

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caasha Hooyadeed oo lagu magacaabo Saynab Cabdiwahab ayaa ka warbixisay sababtii ay uga soo guurtay Gaalkacayo”Waxaan u baqay Ubadkeyga kale waxaan kalo u baqay Nafyadda Amni daro ayaan uga soo Cararnay Hanjabaado ayaan Uga soo cararnay nooga Imaanaayay Dadkii caasha Kufsaday Misana DIlay’