Madaxweyne Farmaajo ayaa Lagu bahdilay maanta Magaalada Garoowe Caasimada Puntland ee garoowe.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wararka ay Khaatumonews ka heleyso Magaalada Garoowe ayaa sheegayo inaysan jirin soo dhaweyn aad u weyn oo loo sameenayo madaxweynaha, taasoo qeyb ka ah khilaafka taagan.
Madaxweyne Deni ayaa diiday in Farmaajo loo sameeyo soo dhaweyn reer sare oo lamid ah middii loo sameeyey Safaradii uu ku tagay deegaanada Puntland markii uu Madaxweyne ka ahaa Cabdiweli Gaas
