Xagay Galen Dablaydii Dishay Sarakiishii Reer Borama.

Wararka haatan soo gaadhaya shabakada khaatumonews ayaa ku waramaya halka ay galen Dablaydii dishay Sarakiishi reer Borama.

Dablaydan ayaa sida warku nagu soo Gaadhaayo waxaa ay Gashay Iskuna dhiibtay Ciidamada Kornayl Caare.

Taliska Caare ayaa Magal galyo siiyay Dablaydaasi oo Shir qool ku dishay Labo Sarkaal oo reer Borama ah kuwaaso taliska Muuse Biixi U Joogay Degmada Gar adag.