Magaalada Garoowe caasimada Puntland waxaa soo gaadhaya maanta Dhamaan maamul Goboleedyada Dalka soomaaliya Madaxweynayaashooda.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Socdaalka Madaxda Maamulada Ee Garoowe ayaa ka Danbeeyay Kadib markii Madaxweynaha Puntland Ku baaqay Shir Puntland Ku Marti Galinaso Maamulada Dalka iyo madaxda dawlada Fadaraalka.

Hadaba Shirkan Dani Ku baaqay waxaa ka horeeyay Mid Madaxweynaha Soomaaiya Ku Baaqay oo Gogoshiisu taalay xamar islamarkaana aan Cidi Uga jawaabin madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre Oo Yimaada Shirka Garoowe waxaa ay Muujinasa in Ay Ku dhecen Dabinkii Hore ay ugu dhecen Madaxdii Ka horeysay ee Xasan Sheikh.Sheikh Shariif Ee Hogaaminta iyo Awooda Dalka ay lahaayen maamuladu.

Imaatiga Farmaajo iyo KhayreEe garoowe Iyadoo u Baaqday Shirkii ay Ku Baaqen waa mid Muujinasa in Wali talada Dalka ay gacanta Ugu jirto maamulada iyo beesha Caalamka waana Mid Muujinasa heerka Hoose Madaxdaasi maraso.

Isku soowada duubo Masuuliyiinta nabad iyo Nolol ayaa Mudo is Giijin ku jiray Balse tan maanta waxaa ay Muujinasa in ay galen Dabinkii halista Badnaa.

KHAATUMONEWS.COM