DAAWO:Road Map ka Garowe iyo Dowladda Farmaajo oo lagu celiyay KMG kii

Wariye Daahir Calasow ayaa Falan qeeyay Xaalada Shirka Garoowe Ee dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Maamulada Dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Calasow ayaa sheegay Shirka Garoowe yahay Road Map Cusub oo dawlada Soomaaliya Loogu calinaayo KMG Islamarkaana lagu Wiqaayo Awodeeda.