
Masuulkii ugu Adkaa Dawlada Nabad iyo Nolol ayaa Ka soo dagay garoowe xili aan Looga Jawaabin Xukumada Nabad iyo Nolol Marti Qaadkii ay U Fidiyeen Dawlad Goboleedyada.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Is adkayntii madaxda Nabad iyo Nolol iyo Libaax nimadii Raysal wasaare Khayre Ma waxaa Xigtay”Nin kastoo sallaan dheer u baxa siibashaa xigiye Suuldaaro waw halis ninkay rag isa seegeene ”

45 total views, 1 views today