18 May maalinta qashinka Gobolada ssc.

Bulshada Gobolada Khaatumo ee SSC ayaa isku diyaarimaya maalinta nadaafada Gobolada Khaatumo,

18 May oo Sanadkasta shacabka Khaatumo Xusan ayaa ah maalin Loo Asteeyay nadaafada Gobolada Khaatumo.

Hadaba Dadweynaha Khaatumo ayaa isku Diyaarinaya haatan Maalintaasi.