
Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya dalka Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Kulankaasi ayaa waxa lagaga wada hadlay sidii dawladda sucuuudigu gacan uga geysan lahayd gurmadka abaaraha soo foodsaray qaar ka mid ah gobolada Somaliland, isagoo safiirku balan qaaday inay ka dawlad ahaan ay qayb muhiima ka qaadan doonaan.

40 total views, 1 views today