600 Deg Deg Daawo:Barlamaanka Somaliland Oo Lama Arag Ku Dhigay Muuse Biixi Maanta Cod Loo Qaatay Xaalada Dag daga Ah ee Sanaag. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Barlamaanka Somaliland Oo Lama Arag Ku Dhigay Muuse Biixi Maanta Cod Loo Qaatay Xaalada Dag daga Ah ee Sanaag.

Waxaa maanta barlamaanka gaar ahaan golayaasha Guurtida iyo Wakiilada maamulka somaliland la hor dhigay meel marinta Go aankii Muuse Bixii ee Uu xaalada Dagdaga ah ku galiyay Gobolka Sanaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

117 Xildhibaan oo isugu jira Labada gole ee maamulkaasi ayaa soo xaadiray waxaana ogolaatay xaalada Dagdaga ah ee Gobolka sanaag 40 Xildhibaan iyadoo 77 xildhibaanad ay diideen.

Hadaba wajig gabaxa Muuse Ka raacay Madashan ayaa sababtay in Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka somaliland Baashe Liqi waayo Titada yar ee u soo baxady Muuse Isagoona yidhi ‘waa xidhan yahay Kulanku’kadibna halkaasi buuq iyo Sawaxan ayaa ka dhashay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...