Daawo:Yaa Shir Qoolay Saraakiishii Reer Borama,

Xaalada Dagdaga Ah ee gobolka Sanaag maxay daaran Tahay?

Maxaa Loo Xidhay Marxuumkii Xabsiga Ceerigaabo Ku Geeriyooday Isagan Wax Danbi Ah Lahayn?

Sidee Mar Xuumkaasi U Dhintay Ma dhambaa In xabsiga Lagu Sumeeyay?

See Loo Dilay Sarakiishii Gar adag Sidee Loo Diray Kaligood iyadoo Lahayo warkooda Amni Maxayse isaga dhaga tiren maamulka somaliland inay Badnaadiyan ilaa Burco Saraakiisha maxaase looga jawaabi waayay Fariimihii ay U diren sarakiisha dhimatay Ka hor intaysan dhiman Arrimaha gudaha Madaxtooyada iyo taliyaasha ciidamada?

Badhasaabka Sanaag ayaa ku kalifay in saraakiisha la dilay u subax nimo horo dhaho jarmaada xaaladuna waa cadi dabadeed yaa bixiyay Xogta safarka saraakiisha la dilay?

Yaa keenay in Jidgooyo loo galo mar hadii aysan ogayn Maamuka musue mooye cid kale jarmaada saraakiisha?

Warbixntan DHamaystiran Daawo.