Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn ahna Xidigta ama Dheemanta Kaliye Shacabka SSC Ilaashadan kana madax Banaan Sadexdii Gobol ee SSC ayaa hada loo soo maleegaaya Qorshe lagu Galiyo Qalalaase iyo Iska Hor keen shacabka gobolkaasi,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali khalif galaydh oo Maamulka Muuse Biixi ka xidhay albaabka ayaa soo dhigay qorshe kale oo u donaayo in uu ku Awr kacsado islamarkaana ku Haligo Buuhoodle.

Galaydh Ayaa soo diray Xubno Daba dhilifyo ah kuwaaso sheegay in Buuhoodle uu Ka Furmaayo shir loogu Magac daray Harti Waqooyi iyo Garxajis

Dabinkan Buuhoodle loo Maleegaayo ayaa ah mid Ladonaayo In Buuhoodle Shacabka Ku Nool Mar kale Laga dhex abuuro colaad iyo Xasilooni Daro.

Qorshaha Shirkan ayaa ah inay isugu yimaadan siyaasiyiin badan oo ka soo kala jeeda Warsangali Dhulbahnate iyo Beelaha Garxajis islamarkaana qorshahoodu yahay in muuse iyo jeegaanta halkaasi laga shiido iyadoo damacu yahay in muuse dhagaysto cabashadooda madaba uu cabashadooda iska dhaga tiray buuhoodlena ay noqoto meel lagu Awr gacsado,