dahabshiil

Deg Deg:Ciidanka Dawlada Dagaal Culus Kula Wareegay Deegaan Muhiim u AH alshabab

Wararka naga soo gaaraya degmada Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi.

Dagaal ay qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sababay in Al Shabaab lagala wareego deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose halkaasi oo sanadihii ugu dambeeyay Al Shabaab ay maamulayeen.

Ciidanka dowladda ayaa dhowr jeer sidaan oo kale Al-Shabaab kala wareegay degaanka Bariire, laakiin ciidanka dowladda ayaa looga bartay in ay kasoo baxaan deegaankaasi oo ah mid inta badan Al-Shabaab ay kusoo qaadaan weeraro joogto ah.Al Shabaab ayaa waxay waayeen gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana kamid ah deegaanada Sabiid iyo Caanoole oo muddo ay maamulayeen.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12329

Posted by on May 1 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841