Deg Deg Daawo:Mudaharaad Ka Qarxay Boram Kadib Dilkii Labada Sarkaal,
May 1, 2019
Shacabka Borama ayaa dhigay maanta Mudaharaad xoogan oo ay uga soo Hore Jeedaan ragoodii Beesha habar jeclo Ku dishay Deegaanka gar adag.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mudaharaadkan ayaa Loogu baaqay Ciidaanka reer Borama ee ku jira maamulka Jeegaanta in ay Iskaga soo baxan.
