
Qaar kamid ah Isimada Beesha Habar Jeclo ayaa ka hadlay Laba Sarkaal oo ka soo jeeda Beesha Samaroon oo maleeshiyaad ka soo jeeda Beeshoodua Habar Jeclo a y Dilen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Odayaasha Oo Warbaahinta Kula hadlay Hargaysa ayaa sheegay in Lasoo qabto Xubnihii ka danbeeyay Dilkaasi Islamarkaanaa waxay Tacsi u Diren Beesha Samaroon.

46 total views, 1 views today