Daawo:Taliyayaasha Maleeshiyaada Somaliland Oo Hanjabaad Culus Diray & Xaalada Gobolka Sanaag Oo Ay Ka Hadleen,

Gobolka sanaag oo aad moodo in uu ka baxaayo faraha maleeshiyada snm ayaa waxaa iska soo daba dhacaaya ficilada iyo hanjabada ka imaanaya maamulka snm.