Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya oo ka hadashay arrintan ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay madaxnbannaanida Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, Nebiyat Getachew, ayaa BBC u sheegay in “Puntland iyo Somaliland ay u aqoosan yihiin in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya”. “Waxaan safaarad ku leenahay Muqdisho. SomalilandContinue Reading

Wasaaradda arrimaha dibada Itoobiya ayaa shaacisay liiska dalalka caalamka ee safaarado iyo dublamaasiyiin ka joogaan,waxaana markii ugu horeysay kasoo dhex muuqdey PUNTLAND & SOMALILAND oo qeyb ka noqonaya qaabka diblumaasiyadeed ee dowladda Ethiopia ula macaamisho dalka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Maamulada PUNTLAND & SOMALILAND oo sida la ogyahay burburkiiContinue Reading

Banaan-bax lagu taageerayo go’aankii ay isku casileen Taliyayaashii Gobolka Sanaag ugu magacawnaa maamulka Soomaaliland oo iyaga iyo ciidamadoodii ay kasoo goosteen Maamulka Jeegaanta ayaa maanta ka dhacay Degmooyinka Xingalool ee Gobolka Sanaag HALKAN KA DAAWO VIDEO sidoo kale Banaan-baxyo kale ayaa ka dhacay magaalooyinka Ceelbuh, Damalla-xagare iyo Carmale ee GobolkaContinue Reading

Magalada Gaalkacyo xalay kooxo dhalinyaro ah oo mindiyo ku hubeysayn ayaa weerar ku qaaday Gabdhah lagu magacaabo Nimco Cumar Shire (Xuuray) oo ku nool xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magaladaasi. Xilliga weerarka uu dhacayay Gabadha ayaa kasoo baxday Salaada Taraawiixda, waxaana ay tooreeyda kaga dhufteen luqunta, Ugu dambeynna waxeey u geeriyootayContinue Reading

Marxuun Maxamed Aw jaamac iyo WiilkisaC/samiic Maxamed Aw Jaamac ayaa lagu qisaaasay saaka oo ay bishu tahay 28\5\2019Widhwidh Marxuun Maxamed AW Jaamac ayaa ifka kaga tagay shan wiil lix gabdhood iyo Saddex Xaas ,Marxuun C/samiic Maxamed Aw jaamac ayaa jiraya 19 sano , Kadib markii 20\5\2109 Ay ku bexeen laba marxuun oo la kala odhan jiray Xasan Cali shire [ .X. Badhi] iyo Axmed MaxamudContinue Reading