Qaar Kamid Ismada Dhaqanka Ssc Gaar ahaan Buuhoodle ayaa tacsi udiraya Labo Marxuun oo kala ah Faysal cali mass iyo Timajilic Cismaan cumar Oo maanta Galinkii dambe ku geeriyoodey Shil Gaadhi oo ka dhacay Agaagarka deeganka Xudun Ee gobolka Sool.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO TACSIDA
Alle ha unaxariiste Shilkan gaari ayaa dhacay kadib Markii uu gaadhiga ay saarnayen labadasi marxuun ku jiray safar isla markaasina uu abaaro 2: Duhurnimo Ee Maanta Uu Qalibmay(Dhacay).