Deg Deg Daawo:Cabdiraxman Ciro Karbaashay Muuse Biixi iyo Ina Kaahin

Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro Oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa arrimo badan ka rogayd daaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaa La Yaableh in Madaxwaynihii aan Qarankan u Dooranay in uu Hogaamiyo uu ka Door Biday in uu Bulshadda Qayb Kamida Madaxwayne u Noqdo waxaan u sheegayna in dadka inta kalana aanay madaxweyne la aan doonin” ayuu yidhi Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro.