dahabshiil

Deg Deg:Imaaraadka Oo Gaadiid Aan Xabadu karin Siiyay SNM iyo Tirada

Dawladda Imaaraatka oo maamulka Somaliland ugu deeqday konton baabuur oo aan xabadu karin,

Sannadkii 2016 ayaa sidan oo kale Imaaraatku ugu deeqay Maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug isla Baabuurtan oo kale.

Markabka gaadiidkan xambaarsan ayaa caawa taagan dekeda Berbera.

Dhinaca kale xogaha aanu helayno ayaa sheegaya in sannadkan 2019 iyo 2020 imaaraatku aanu wax dhismo ah ku kordhin doonin dekedda Berbera, taas oo imaaraatku ku macneeyey hoos udhac dakhligii ay kolkii hore ka filayeen in Dekeddu soo xerayn doonto.

Waxaa jirta Cabsi ah in Dpworld oo sanadkii saddexaad lacagta dekeda badhkeed qaadata inay waxbaba ku kordhin waayaan dekeda, meeshana ay ka baxdo dekedii cusbayd ee 800mtr ahayd.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12236

Posted by on Apr 29 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841