Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Deg Deg Daawo:Madaxweyne Cagjar Oo Ka hadlay Kulan Uu La Qaatay Odayaasha SSC
Madaxweynaha Maamulka soomaali State Mudane Mustafe Cagjar ayaa ka war bixiyay kulan uu la qaatay madax dhaqameedka SSC Qeyb kamid ah.
Madaxweynaha Ka hadlaaya Kulanka uu la qaatay Odayaasha SSC ayaa yidhi”Anagoo ku guda-jirna iskaashiga dadkeena iyo wada tashiga odayaal dhaqameedka deegaan keena si horumar loogu tilaabsado, ayaa waxan kulan wada qaadanay waxgaradka gobolka doollo iyo garabka haweenka doollo’
‘Waxaana isla qaadanay in si-wadajir ah looga wada shaqeeyo horumarka deegaanka, dawladuna si habsi leh ay ugudato hormurinta deeganka, xagga caafimadka, biyiha faya-dhowrka deeganka, iyo kor-uqaadida tacliinta, si loo helo ubad deegankena anfca’

Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.