Laascaanood{ Khaatumonews } Warar hadda soo   gaadhaya shabakada Khaatumonews DEEGAANKA Gar Adag ee gobalka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in la dilay taliyihii Xabsiga Gar Adag iyo Taliye ku xigeenkii Rugta Booliska degmada Gar Adag

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Labadan taliye ee la dilay ayaa  la sheegay in magaalada Gar Adag kaga baxeen qaab dhuumasho ah kadib markii magaladaasi ay ka bilaabmatay mudaharaad-yo lagaga soo hor jeeda muwaadin magaaladaasi u dhashay oo shalay ku dhex dhintey xabsiga magaalada Ceerigaabo

Wararka ayaa sheegaya in labadan taliye ay dileen maleeshiyaad beeleed ka soo jeeda Beesha Habar Jcelo biciido uu ka soo jeedo marxuumka shalay dhintey kuwaas oo u galay deeganka Bancadeoo u dhaxeeya Gar Adag.

Labadan Sarkaal ayaa u dhashay sida shabakada khaatumonews wararku Ku soo gaadhayan Barama