
Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan Ee Xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Kariin Maxamed ayaa sheegay in dawlada soomaaliya ku warersan tahay xal u helka xaalada ssc,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Khaliif Cabdi Kariim oo ka hadlaya xaalada Tukaraq ayaa yidhi“Anaga Awood Uma Lihini Cadeynta Cidda Sida Rasmiga U Leh Tukaraq.’
Si kastaba ha ahaate hadalkan ka soo yeedhay dawlada soomaaliya ayaa ah mid gaf ku ah shacabka ssc islamarkaana waxa ay dawladu u hadashay sida maamulada ku ah duulaanka dhulka ssc.

68 total views, 1 views today