Cali khaliif Galaydh ayaa Magaalada Berbera Xalay ku qabtay Dood Siyaasadeed taasi oo uga hadlaayo heshiiskii uu la galay maamulkii siilaanyo iyo halku ku danbeeyay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
” Anigu somalilander ayaan ahay” cirka ha soo leefo ninka somaliland iga xigaa oo leh somalilander ma tihid’
