Daawo Video:Ma Runbaa Inuu Iscasilaayo Khayre,

Maalmahan waxaa Qeybo badan oo kamid ah Warbaahinta Dalku Warinaayen In Raysal wasaaraha soomaaliya Iscasilaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Wariye Daahir Calasow ayaa oo Xog Dheeraad ah Ka helay Wararkan Soo Baxay ayaa Soo Bandhigay xogtaasi.

Calasow waxaa uusheegay in ay tahay been Wararka sheegaya inuu IScasilaayo Khayre Islamarkaana qorshaha Iscasilada ay Dalka soo galisay Dawlada somaaliya si loogu dajiyo xiisadaha kale Dalka ka Taagan

Wariye Calasow aya sidoo kale Sheegay in Dhanka Barlamaanka uu Awood Badan Ka Haysto Khayre