Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Daawo sawiro:Cali Khaliif Oo Qurux Mooday Isku Sawirka Xeebta Berbera oo Shalay Lagu Gawracaayay Dhulbahante,
Cali khalif Galaydh Siyaasiga Wareeray ayaa Qurux iyo Wanaag u arkay isku sawirka Bacaadka Xeebta Berbera.
Waxaa Nasiib daro ah Adoo 80 Jir Ah in aad Qurux u aragto Wax dhakaalku aysan Hunguren.
Berbera Waa magaaladii Xiligii Siyaad Barre Ka baxaayay Gobolada Waqooyi Lagu Ugaadhsanaayay Dhulbahante iyo daarood oodhan Calina Maanta intuu Tagay xeebta Berbera ayuu yidhi igu sawirad Xeebtii Shalay Maydka Daaroodka iyo Dhulbahantaha Lagu Guraayay.


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.