
Siyaasi Pro. Ismaciil Buubaa, oo kamid ah sarakiisha xisbiga wadani ayaa xaqiijiyay in kulan gaara ay dalka Qatar kuwada qaateen madaxwaynaha Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo isla markaana ay ka wadda hadleen qodobo muhiim ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ismaciil Buubaa oo waraysi gaara siiyay Universal Somali TV, waxa uu ka digay faragelin uu sheegayn in Imaaraadka Carabtu ku hayo siyaasadda Somaliland gaar ahaan doorashooyinka oo uu sheegayin Hay’adda Al Qurayta ee Imaaraadku ay markale qabanqaabinayso doorashada Somaliland waasida uu isagu sheegay

55 total views, 1 views today