Daawo:Cali Khaliif Oo Geelihii Habar jeclo Ku Maalaya Duleedka Burco,

Cali khaliif galaydh oo ay ku fogaatay qadiyada snm nimada ayaa xataa maraya in uu dhamo caanaha geelaha habar jeclo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muqaalkan aan halkan idiin ku soo gudninayno waa cali khalif galaydh duleedka burco ku maalaya geelaha Habar jeclo,