dahabshiil

Daawo:-Muuse Biixi Oo Ka Baxay Heshiiskii Alshabab iyo Khatarta Qaraxyo Laga Cabsi qabo 18 May

Maamulka somaliland ayaa isagu ahaa mamulka kaliye heshiis kula jira ururk alshabab ee ka dagaalama Koonfurt soomaaliya.

2008 Ayaa maamulkii Daahir Riyaale waxaa uu la galay Heshis alshabab Heshiiskaasi oo dhigaayay in Somaliland Marti galiso madaxda alshabaab si caadi ahna ay uga adeegtan uguna nooladan dhulka maamulkaasi islamarkaana saraakiisha alshabab ee ka soo jeeda gobolka burco iyo hargaysa ay si caadi ah ugu noolaadan magaalooyinkaasi.

Sidoo kale waxaa heshiiska kamid ahaa in Maamulka somaliland Bixiyo Lacag Uu Dhaafsado Amniga oo sanadkiiba mar uu bixiyo lacagtaasi oo ay ku iibsadan amniga.

Dhanka kale heshiiska waxaa kamid ahaa in alshabab ay iyana dhankooda u fudeedshan wixii maamulka somailand uga baahdo.

Hadaba Heshiiskaasi oo mudo 11 sano ah si caadi ah u dhaqan galaayay ayaa hada galay mugti kadib markii maamulka muuse la wareegay talada somaliland.

Muuse waxaa uu waayay dhaqaalihii badnaa ee soo gali jiray maamulkaasi taasina waxay meesha ka saartay in uu bixiyo maamulka muuse Dhaqaalihi hore loo siin jiray alshabab iyadoo muuse sheegay dhaqaalihii ay bixin jiren madaxweynayaashi ka horeeyay in uusan isagu hada bixin karin boqolkiiba boqol ee uu bixin karo Boqolkiiba Sodon.

Taasi waxaa ay keentay khilaaf sidoo kale maamulka Muuse Biixi ayaa imaaraadka la soo galay heshiis dhigaayay in lala dagaalamo alshabaab iyo daacish taaso sababtay in ay sii kala xadhko furtan shabab iyo somaliland.

Wasiirka arrimaha Dibada maamulka somaliland ayaa sicad ugu cel celiyay in somaliland heshiis kula soo gashay imaaradka dagaalka argagixisada.

Hadaba deegaanada somaliland gaar ahaan Burco iyo Hargaysa waxaa aad looga cabsi qaba in ay ka dhacan falal ay shabab ugu jawaabaso maamulka muuse iyado maalmaha sida 18 may ay jirto cabsi aad u daran.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKII FARATOON

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12206

Posted by on Apr 28 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841