Wararka Haatan Soo Gaadhaya Shabakadda Khaatumonews ayaa Sheegaya in Magaalada Wajaale uu ka dhacay Qarax.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Qaraxan ayaa Inta hada la xajiiyay waxaa uu wax yeelo soo gaadhsiiyay ninkii Samaynaayay oou ka jaray Gacmaha islamarkaana gaadhsiiyay dhaawac kale.
Sawiro ay Heshay khaatumonews ayaa muujinaya dhaawaca ninka sameynaayay qaraxa.
Arrinka ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan Maamulka somaliland sheegay in uu imaaraadka heshiis kula soo galay La dagaalanka Alshabab.
Sidoo kale Qaraxan ayaa ku soo beegmaya xili ay dhowdahay 18 may Oo Beesha SNM u Dabaaldagto Maalintii ay soomaaliya Ka goosten.
Wixii Dheeraad ah wararkeena Danbe Khaatumonews

