
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo ka mid noqotay Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka ayaa Faahfaahin ka bixisay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha Mareykanka Trump oo xoogeystay maalmihii ugu dambeeyay.
HALKAN KA DHAGAYSO
Waxa ay sheegtay in khilaafkaan uu soo socday in muddo ahba, islamarkaana Trump uu kasoo horjeedo dadka Muslimiinta ah iyo sidoo kale Qaxootiga oo xuquuq badan ku leh dalka Mareykanka.
Ilhaan Cumar oo u warramaysay BBC Somali ayaa waxa ay sheegtay in khilaafka kala dhaxeeya Trump uu salka ku hayo khilaafka Trump kala dhaxeeya Muslimiiinta, dadka soo galootiga ah, haweenka iyo dadka madowga ah.
Sidoo kale Waxaa ay Sheegtay in Dad hada xidhan oo yada rabay inay dilan dhamaadtood markii la weydiiyay sababta ay u dilayan ay sheegen inay yihiin dad taageersan Madaxweynaha Mareykanka in ay yihiin saasna ay ula safan yihin Trump ,

39 total views, 1 views today