Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Jeegaanta Maxamed Kaahin oo ka hadlayay Madel Hargaysa ah ayaa Xero Dhiig ku tilmaamay Gobolada Sool Sanaag.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maxamed Kaahin oo ka hadlaaya sida aysan Hay’aadaha caalamku u tagin Sool iyo sanaag aya yidhi‘Sadex Meelood ayay Hay’aduhu u kala qeybiyen Dalka Waa Cagaar iyo Casaar iyo Huruud.Cagaarka waxay u yaqaaniin Waa nabad Galyo waad seexan karta waad tagi karta waad ka shaqayn karta Huruuda waxay u yaqaaniin waad tagi karta laakin ma seexan garti casaarka waxay u yaqaaniin ma tagu karti waxba kama fulin karti’
